DEG DEG+FIIRSO: Yuusuf Dabageed oo la amray in la soo xiro & Wararkii ugu dambeeyay Xaalada Baladweyne oo caawa kacsan

0

Xeer ilaaliyaha Guud ee Maamulka Hirshabeelle ayaa soo saaray amar lagu soo xirayo Guddoomiyihii xilka laga qaaday ee Yuusuf Axmed Hagar Dabageed,kaasi oo diiday xil ka qaadistii lagu sameeyay.

Qoraalka ayaa lagu cadeeyay in Yuusuf Dabageed loo heysto fal dambiyeed ay mid yihiin ku xadgudub dastuurka Hirshabelle,abaabulid dagaal sokeeye,kutumasho astaan dowlad goboleed iyo mid qarameed iyo kuwo kale.

Amarka ka soo baxay xeer ilaaliyaha Guud ee Hirshabeelle ayaa ku soo aadaya ka dib dagaal maanta ka dhacay magaalada Baladweyne.

You might also like More from author

Leave A Reply