FIIRSO: Wararkii ugu dambeeyay Al-Shabaab oo dagaal ka fuliyay gudaha Kenya & Xiisad Kenya iyo Soomaaliya oo ka sii dareysa

0

Dagaalamayaal ka tirsan Alshabaab iyo Ciiddanka Kenya ayaa la sheegay inuu dagaal ku dhex maray Deegaanka  Fiino ee Degmadda Mandhera ee W/bari ee dalkaasi.

Guddoomiyaha Gobalka W/bari Kenya, Mohamed Nirik ayaa xaqiijiyey inuu dhaacay iska horimaadkaasi oo lagu dilay Askari ka tirsan Boliska Kenya ee NPP iyo Dagaalame ka tirsan Alshabaab, waa sida uu hadalka u dhigay.

Waxa kale oo uu sheegay inay tiro aan la aqoonin ku dhawaacmeen dagaalkaasi oo ay Alsahabaab iyo Ciiddanka Kenya fool-ka-fool ugu dagaalameen Tuulladda Dawaduba ee Deegaanka Fino.

You might also like More from author

Leave A Reply