FIIRSO: Sida maanta looga ciiday Muqdisho & Hambalyada Hoggaamiyeyaasha Soomaalida

0

Dabaal-degyo waa weyn oo lagu weyneyno bilshada Bisha Shawaal iyo Ciidul Fitriga ayaa maanta ka socda meelo badan oo ka mid ah Soomaaliya inkastoo ay jiraan meelo ka tirsan Soomaaliya oo maanta laga sooman yahay.

Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya waxay ka mid tahay meelaha sida aadka ah maanta looga ciidayo waxayna shacabka iyo Madaxda Qaranka si wadajir ah ugu tukadeen masjidka weyn ee Isbaheysiga.

Muslimiinta ayaa isugu marxabeynaya munaasabada iyo Farxadda ciida iyagoo isugu duceynayo inuu ilaahey ka aqbalo acmaashii wanaagsaneyd ee Bishii Barakeysneyd ee Ramadaan.

You might also like More from author

Leave A Reply