XOG+FIIRSO: Jubbaland & Galmudug oo wada qorshe halis ku ah Madaxtooyada Somalia

0

Maamulada Jubbaland iyo Galmudug ayaa wada qorshe ka dhan ah Dowladda Federaalka Soomaaliya,maadama Labadaasi maamul culeysyo siyaasadeed kala kulmayaan Dowladda dhexe gaar ahaan Madaxtooyada Soomaaliya.

Axmed Ducaale Geele Xaaf iyo Axmed Madoobe ayaa ku qanacsaneyn siday hadda Dowladda Federaalka wax u wado iyo cunaqabateynta dhaqaal ee Labadaasi maamul ku heyso.

Go’aanka ay qaadan karaan labadan maamul ayaa laga yaabaa iney xiriirka si toos ah ugu jaraan Dowladda Federaalka,inkastoo Galmudug horay u joojisay wada shaqeyntii ay la lahayd Dowladda dhexe.

You might also like More from author

Leave A Reply