XOG+FIIRSO: 10-Ka Dib Farmaajo Oo Beeniyay Go’aan Uu Gaaray Sheikh Shariif & DF Oo Ka Hadashay Diidmada Sharciga Batroolka Ee M/Goboleedyada

0

Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Soomaaliya Cabdirshiid Maxamed Axmed ayaa sheegay in howlgalada Batroolka lagu baarayo ama lagu soo saarayo Batroolka Dalka uu leeyahay faa’iido iyo khasaare is barbar socda.

Wasiirka ayaa intaa ku daray in Dowladda Federaalka ay ka dadaashay sidii ay ugu gaashaaman lahayd caqabadaha ka dhalan kara inta lagu guda jiro soo saarista Batroolka.

Dhanka wada qaybsiga ama ka faaiideysiga Soomaalida Batroolka ayuu sheegay in ay ka fikireen, wax walibana ay wada xaajood geliyeen kahor inta aan Golaha Shacabka loo gudbin.

Mahaan Hoose ka Fiirso Muuqaalka:-

You might also like More from author

Leave A Reply