DEG DEG+FIIRSO: Farmaajo & Kheyre oo dabin u dhigaya Shacabka & Feysal C/Waraabe oo banaanka soo dhigay dhagartooda

Faysal Cali Waraabe Gudoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee Somaliland ayaa  madaxda dowladda Soomaaliya ku eedeyay inaysan daacad ka aheyn wada hadalka Somaliland.

Waxaa uu sheegay in ay kasoo horjeeddaan jiritaanka Somaliland, islamarkaana aysan diyaar u aheyn in ay kala baxaan Somaliland iyo Soomaaliya.