DEG DEG+FIIRSO: Qarax ka dhacay Muqdisho,Galmudug oo arrin lagu farxo shaacisay & Wararkii ugu dambeeyay Xiisada Kenya & Somalia

0

Wasiirka Warfaafinta maamulka Galmudug Maxamuud Xasan Masagawaay ayaa sheegay in maamulka Galmudug ay isku diyaarinayaan in ay abaalmariyaan Askartii shalay fashilisay Qaraxii la doonaayay in lagu laayo dadka Shacabka ah.

Waxaa uu sheegay  Madaxweynaha Galmudug uu ballanqaaday in si deg deg ah Askartaasi loo abaamarin doono, islamarkaana uu kaga mahadcelinaayo sidda ay Shacabkooda u badbaadiyeen.

You might also like More from author

Leave A Reply