DEG DEG+FIIRSO: Kenya oo Xaaladda ku xun tahay,Farmaajo & Kheyre oo xeelad cusub ciyaaraya iyo Axmed Madoobe oo abaabul wada

0

Wargeyska The standard ee kasoo baxa magaalada Nairobi ayaa sheeko dheer uu ka qoray xiriirka mugdiga uu hareeyay maalmahan ee Somalia iyo Kenya waxa uu ciwaan uga dhigay “Muxuu yahay saska ay Kenya ka qabto Soomaaliya?”.

Sheekadan ayaa lagusoo hadal qaaday in Xukuumadda Nairobi ay walaac ka qabto deyn cafinta loo sameynayo dalka Soomaaliya, booqashadii taliyaha ciidamada Africom ee Mareykanka Soomaaliya ku tagay kol hore , Ciidamada DANAB ee lasoo baxaya cududda xooggan iyo kulankii RW Kheyre uu la yeeshay Madax sare oo ka socotay Bank-ka adduunka, hay’adda IMF iyo Masuuliyiin sare oo ka tirsan Dowladda Mareykanka.

MAHAAN KA FIIRSO MUUQAALKA WARARKA:-

You might also like More from author

Leave A Reply