DEG DEG+FIIRSO: Dagaal culus oo ka dhex qarxay Somaliland & Puntland iyo Madaafiic la isweydaarsanayo

0

Wararka naga soo gaaraya magaalada Badhan ee gobalka Sanaag ayaa sheegaya in hubka culus laga maqlayo deegaanka Ceelcad oo u dhaxeeya deegaanada Yubbe iyo Hadaaftimo, ayna is dhaafsanayaan ciidamada maamulada Puntland & Somaliland.

Wararka ayaa sheegaya in hubkan uu bilowday saacad ka hor, labada dhinac ay u muuqdaan kuwa u diyaar garoobaya dagaal toos ah oo ka dhaca gobalka Sanaag, xili ay magaalada Badhan kusugan yihiin xubno katirsan golaha Wasiiradda ee maamulka Puntland.

You might also like More from author

Leave A Reply