FIIRSO: P/land oo war culus ka soo saartay dagaalka Gobolka Sanaag una digtay Somaliland

Shirka Golaha Xukuumadda  Puntland oo uu Shir guddoominayey Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa waxaa todobaadkan looga hadlay Imtixaanaadka Shahaadiga ah, dagaalka Soomaliland iyo Puntland ee gobolka Sanaag, Saameynta Abaarta, iyo Warbixino Kale.

https://www.youtube.com/watch?v=X0FTdFh06M4