DEG DEG+FIIRSO: Somalia oo garab ka heshay Itoobiya & Eriteriya iyo wel wel soo wajahay Kenya

0

Dowladda Kenya ayaa la sheegay inay khatar ku jirto Danaheeda, kadib, Dagaalka Kheyraadka iyo Muranka xuduud-baddeedka ee kala dhexeeyo Somalia.

Wargeyska “The Star” ee ka soo baxa Nairobi ayaa sheegay in Dowladda Kenya cadaadiska ugu xun kala kulmayso Barlamaanka Somalia oo iyagu u ololeynaya in Ciiddanka Kenya ka wada baxaan gudaha Somalia.

Mahaan Hoose ka Fiirso Muuqaalka:-

You might also like More from author

Leave A Reply