DEG DEG+FIIRSO: P/land oo shir deg deg ka leh Xaaladda G/Sanaag,Kenya oo Go’aan kale soo saartay & Arrinta CC Shakuur iyo Feysal C/Waraabe

0

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya xiisadda ka taagan gobolka Sanaag iyo dagaalo ka dhacay deegaano ka tirsan gobolkaasi, iyadoo lagu waramayo in ciidamo maleeshiyaad ah ay la wareegeen deegaano dhowr ah oo ku yaala gobolka Sanaag.

Golaha wasiirada maamulka Puntland ayaa kulan deg deg ah ka leh xiisadda kasoo cusboonaatay deegaanada gobolka Sanaag, iyaga oo kulankooda kadib soo saari doono waxyaabaha kasoo baxa.

Wararkii ugu dambeeyay ee aan heleyno ayaa sheegaya in ciidamada Maleeshiyaadka ah ay la wareegeen deegaanka Badhan iyo deegaano kale oo hoostaga, waxaana ciidamadaasi la sheegay inay ka amar qaadanayaan Puntland.

Ma Haan Hoose ka Fiirso Muuqaalka:-

You might also like More from author

Leave A Reply