DEG DEG+FIIRSO: Wararkii ugu dambeeyay Xaaladda Muqdisho ka dib Qaraxii maanta & Amniga Villa Somalia oo la adkeeyay

0

Ammaanka magaalada Muqdisho ayaa caawa si aad ah loo adkeeyay iyadoo feejignaan la geliyay Ciidanka kala duwan ee amniga Muqdisho.

Waxaa si gaar ah loo adkeeyay ammaanka Madaxtooyada Soomaaliya oo ay ku sugan yihiin madaxda ugu sareysa dalka,gaar ahaan madaxweynaha,ra’iisal wasaaraha iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka.

Ciidanka Ilaalada madaxtooyada ee Koofi Gadood ayaa lagu arkayaa Baraha Kontarol ee laga ilaalo Madaxtooyada iyagoo si aad ah u hubeysan.

Ma Haan Hoose ka Fiirso Muuqaalka:-

You might also like More from author

Leave A Reply