DEG DEG+FIIRSO: Maxaadan Ogeyn oo ka cusub Xiisada siyaasadeed ee Kenya & Somalia?

0

Xiisada diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Kenya ayaa meel Xasaasi ah maraya.iyadoo wali Dowladda Federaalka aysan ka jawaabin dhaq dhaqaaqyada aan wanaagsaneyd ay sameyneyso Kenya.

Warar aan heleyno ayaa sheegaya in Kenya ay Soomaaliya u soo dirtay diyaarado dagaal oo carqalad sameeya,kuwaasi oo u muuqda daan daansi colaadeed.

You might also like More from author

Leave A Reply