DEG DEG+DAAWO: Kenya oo diyaarado dagaal u soo dirtay Somalia,Xiisada oo Xasaasi noqotay & Xawaalado la xirayo

0

Dowladda Kenya ayaa qorsheeneysa inay xirto toban ka mid ah xawaaldaha Soomaalida ee dalkaas ka howl-gala, sida ay ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay u sheegeen Caasimada Online.

Qaar badan oo ka mid ah xawaaladaha ayaa maanta baaritaan lagu sameeyey xarumahooda xaafadda Islii, islamarkaana si kooban loo xiray, kadibna dib loo fasaxay.

Si kastaba, go’aan rasmi ah oo la filayo in dowladda Kenya ay soo saarto ayaa lagu shaacin doonaa in la xirayo xawaalado badan, ayada oo lagu eedeyn doono qaladaad maaliyadeed oo u diidaya inay dalka Kenya ka howl-galaan. Waxaa la filayaa in Dahabshiil laga reebo xawaaladaha la xirayo.

Mahaan Hoose ka Fiirso Muuqaalka:-

You might also like More from author

Leave A Reply