Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/6/c/2/shaaciye.org/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 316

DEG DEG+FIIRSO: Imaaraadka Carabta oo Qorshe halis ah u diyaarisay Villa Somalia & Qadar oo Difaac adag Gashay

0

Mid ka mid ah laba ruux oo looga shakiyay in ay u basaasayeen Imaaraadka Carabta ayaa isku dilay xabsi ku yaalla dalka Turkiga,sida ay xaqiijiyeen warbaahinta dowladda ee dalkaasi.

Wararka dhimashada ruuxaan oo maalinimadii shalay lagu daabacay Websaytka Haberturk,ayaa lagu sheegay in ninkaasi uu isku daldalay xarig xilli uu ku sugnaa xabsiga lagu magacaabo Silivri .

Wakaaladda Wararka Anadolu ee dalka Turkiga,ayaa  caddeysay dhimashada ruuxasi, waxaana warku intaa ku daray in ay socdaan baaritaanno la xiriira qaabkii uu u dhacay dilkaasi iyo  waxa sababay.

You might also like More from author

Leave A Reply