DEG DEG+FIIRSO: Xiisada Kenya & Somalia,Lafta gareen oo cararay & Wararkii ugu dambeeyay Muqdisho

0

Madaxweyne ku-xigeenka 1-aad ee dowlad goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa markii ugu horeysay waxa uu ka hadlay darbiga ay dowladda Kenya ka dhiseyso xadka ay la wadaagto Soomaaliya gaar ahaan dhinaca Balad-Xaawo.

Madaxweyne kuxigeenka oo ku sugan degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo ayaa ugu baaqay Shacabka ku nool degmada Balad-Xaawo,isla markaana arrinta la xiriirta derbiga ay ka wada hadlayaan Maamulka Jubbaland iyo Dowladda Kenya.

You might also like More from author

Leave A Reply