XOG+FIIRSO: Wararkii ugu dambeeyay Muqdisho & Qorshe Axmed Madoobe uu damacsan yahay oo laga hor yimid.

0

Qaar kamid ah xildhibaanada baarlamanka Soomaaliya ee kasoo jeeda deegaanada maamulka Jubbaland ayaa ka hadlay qorshe ay sheegeen in madaxweyne Axmed Madoobe uu ka damacsan yahay soo xulista Xubnaha baarlamaanka.

Xildhibaan C/rashiid Maxamed Xidig oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya kana mid ah musharixiinta u taagan qabashada xilka madaxweynaha Jubbaland ayaa sheegay inaysan ku qanacsaneyn habka la doonayo in loosoo xulo baarlamaanka cusub.

MAHAAN HOOSE KA FIIRSO MUUQAALKA:-

You might also like More from author

Leave A Reply