DEG DEG+FIIRSO: Wararkii ugu dambeeyay Qaraxii caawa ka dhacay Muqdisho & Xog cusub oo laga helay

0

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qaraxa xoogan oo Caawa xiligii afurka,kadib ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Qaraxaasi oo ahaa mid lagu soo xiray Gaari noociisu yahay Toyota NOHA,isla markaana laga dhigay meel barxad ah ayaa ku qarxay dhabarka dambe ee Iskaashatada Gaadiidka degmada Xamarweyne ee Gobolka Banaadir.

Taliye kuxigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Zakiya Xuseen Axmed ayaa sheegtay in qaraxaas wax Khasaaro dhimasho iyo dhaawac uusan geysan,sidoo kalena dad loo qabtay.

You might also like More from author

Leave A Reply