DEG DEG+FIIRSO: Wararkii ugu dambeeyay Muqdisho & Xiisada siyaasadeed ee M/Goboleedyada & DF

0

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya ayaa sheegaya in xaaladda Guud ay tahay mid degan,balse ay jiraan xasarad siyaasadeed oo u dhaxeysa Maamul Goboledyada Qaar iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya,kuwaas oo ku kala aragti duwan dastuurka dalka.

Axmed Madoobe,madaxweynaha Jubbaland ayaa wada qorshe uu ku dacweynayo Dowladda Federaalka oo uu sheegay iney dooneyso iney qalalaaso ka abuurto magaalada Kismaayo.

You might also like More from author

Leave A Reply