DEG DEG+FIIRSO: Villa Somalia oo ka walaacsan shirar Muqdisho uga socda Odayaasha Beelaha & Go’aan la filayo iney ku dhawaaqaan

0

Dhaq-dhaqaaq nuuciisa kii ugu horreeyay muddo ka badan 10 sano ayaa ka curtay magaalada Muqdisho, kaas oo ah in hogaanka dhaqanka ay qaataan go’aano ka dhan ah Dowladda dalka maamusha waxaana xaalad aan looga baran sanadihii dambe.

Laba jeer kulamo loo dhanyahay ayey ku yeesheen magaalada Muqdisho, waxaana ka sii horreeyay kulamo kale oo gaar gaar ahaa kuwaas oo dhamaantood la qabtay 3-dii bil ee ugu dambeysay.

You might also like More from author

Leave A Reply