DEG DEG+FIIRSO: Qaraxyada Muqdisho,Cadaadiska DF ee Mukhtaar Roobow iyo Xiisada Xaaf & Farmaajo

0

Khilaafka u dhaxeeyo qaar ka mid ah Maamul Goboleedyada dalka iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cirka isku sii shareeraya gaar ahaan maamulka Galmudug iyo Villa Soomaaliya.

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo shaaca ka qaaday sababta ay dhaqaalaha uga jartay Galmudug ayaa waxay ku sheegtay iney kala qeybsan yihiin Madaxda ugu sareysa maamulkaasi,islamarkaana ay kala fadhiyaan magaalooyinka Dhuusa-mareeb iyo magaalada Cadaado.

Madaxweyne Xaaf ayaa dhankiisa qirtay inuu cadaadis xooggan kala kulmay Dowladda dhexe gaar ahaan madaxweynaha oo si gaar ah u bartilmaameedsanaya.

MA HAAN HOOSE KA FIIRSO MUUQAALKA:

You might also like More from author

Leave A Reply