DEG DEG+FIIRSO: P/land oo Jawaab deg deg ka bixisay hadalkii Wasiir Goodax,Axmed Madoobe oo dacwad gudbiyay iyo Al-Shabaab oo Sarkaal muhiim ah ka goostay

0

Cabdullaahi Goodax Barre Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo ku sugan Magaalada Jowhar ayaa sheegay in imtixaanka maanta ka bilowday degaanada maamulka Puntland uu fashilmay.

“Imtixaan waa fashilmaa,saacadaan la joogo Puntland imtixaan ay qaadeysay wuu fashilmay,wadamada deriska nala ah waa ka fashilmay.”ayuu yiri Goodax Barre.

Waxaan uu sheegay Bahda waxbarashadda Hirshabeelle in laga doonaayo in ay raacaan Awaamiirta Wasaaradda waxbarashadda Xukuumadda Soomaaliya.

Mahaan Hoose ka Fiirso Muuqaalka:-

You might also like More from author

Leave A Reply