FIIRSO WAREYSO XIISO LEH: Nin 123-sano jir ah oo ka sheekeeyay Waayihiisii nololeed & sidii ber-samaadkii Muqdisho ahaan jirtay.

0

Oday da’diisa ku sheegay 123 jira ayaa si qoto dheer kaga hadlay waayihiisa nololeed,islamarkaana tilmaamay siday waa hore ahaan jirtay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Ninkan oo lagu magacaabo Maxamed Xuseen Xaaji oo ku magac dheer Maxamed Yare ayaa sheegay in Hooyadii ay nooshahay da’ ahaanna wuxuu ku sheegay 14o0-sano jjir ah.

Maxamed Xuseen Xaaji ayaa ku dhashay Jariin,wuxuuna ku soo kordhay degmada Warshiikh ee Gobolka Shabeellaha dhexe.

Wuxuuna ka sheekeeyay waayihiisii nololeed iyo isbedelada la yaabka leh ee dhacay intii uu ifka joogay.

MAHAAN HOOSE KA FIIRSO MUUQAALKA:

You might also like More from author

Leave A Reply