Akhriso: DF oo war culus ka soo saartay dhoofinta & ka Ganacsiga Dhuxusha

0

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa maanta soo saaray War-saxaafadeed ku Saabsan soo Saaridda iyo Dhoofinta Dhuxusha,iyada oo digniin laga soo saarayka  dhoofinta Dhuxusha ee Soomaaliya.

War-Saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa digniin loogu diray dadka ka Ganacsada ama dhoofisha dhuxusha, iyad aoo la sheegay in tallaabo lag qaadi doono.

Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeedka oo dhameystiran.

Saxaafadeed 1
Saxaafadeed 1

You might also like More from author

Leave A Reply