XOG+FIIRSO: Arrin Lama filaan oo ku soo korortay weerarkii ismiidaamin ee Muqdisho& sida gaariga qarax ku galay gudaha xarunta

0

Ugu yaraan afar qof ayaa ku geeriyootay halka tiro kale ay ku dhaawacmeen kaddib markii Gaari laga buuxiyay walxaha qarxa uu galay gudaha Xarunta.

Gaariga qaraxa waday ayaa waxaa uu Xarunta Degmada ka galay dhinaca Waqooyi oo ah goob ay degganyihiin dad danyar ah oo ay ka dhisanyihiin Guryo cooshado ka sameysan.

MAHAAN HOOSE KA FIIRSO MUUQAALKA:-

You might also like More from author

Leave A Reply