DEG DEG+FIIRSO: Nin ku heyb ah MD Farmaajo oo looga aargudayo xariga Mukhtaar Roobow & Cabsi ka jirta Villa Somalia

0

Waxgaradka Koonfur galbeed ayaa wacad ku maray in haddii uu madaxweyne Farmaajo sii deyn waayo Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur u xiran doonaan nin caan ah oo ku heyb ah madaxweyne Farmaajo.

Sidoo kale, Ciidamada daacada u ah Mukhtaar Roobow ayaa heegan ku jira,waxayna u muuqdaan kuwo maalmaha soo socda tallaabo qaadi doonaa haddii 15-ka cisho ee Dowladda loo qabtay iney ku sii deyso la gaaro.

MAHAAN KA FIIRSO XOG IYO XAQIIQDA WARKA KU SAABSAN:-

You might also like More from author

Leave A Reply