DEG DEG+FIIRSO: Wararkii ugu dambeeyay Xaaladda Muqdisho,Banaanbax ka socda & Rasaas dhaceysa

0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa dhex fadhiya fadeexad ka dib markii uu fashilmay Imtixaamkii shahaadiga ahaa ee ka socday Gobolada dalka.

Wasiir Goodax ayaa sheegay in banaanada lagu kala iibsanayo Su’aalaha iyo Jawaabaha Imtixaamka,wuxuuna ku dhawaaqay in la joojiyay Imtixaamka.

Banaabax xooggan oo looga soo horjeedo Wasiirka ayaa ka socda Muqdisho.

MAHAAN HOOSE KA FIIRSO:-

You might also like More from author

Leave A Reply