DEG DEG+FIIRSO: S/land oo xirtay Wiil dhalinyaro oo Midibka calanka Somalia ku soo lebistay & dhaq dhaqaaq ciidan oo dalka ka socda

0

Ciidamo ka tirsan kuwa Soomaaliland ayaa Maanta Magalada Hargeysa waxa ay ki xireen Wiil Dhalinyaro ah oo ku labisnaa dhar laga tolay dharka Buluuga ah ee Calanka Soomaaliya.

Wiilka oo Magaciisa lagu sheegay Cabdiraxmaan Maxamed Cali “Aar”  ayaa xirnaa Surwaal iyo Jaakad leh midabka Calanka Buluuga ah ee Soomaaliya,waxaana ka hor xarigiisa uu hanjabaad iyo qeylo kala kulmay qaar ka mid ah Shacabka Magalada Hargeysa.

You might also like More from author

Leave A Reply