DEG DEG+FIIRSO: RW Kheyre & Wasiir Goodax Barre oo shir gaar ah yeeshay & Go’aan culus oo la hordhigay Goodax Barre

0

Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyyre iyo Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya ayaa kulan gaar ah ku yeeshay Muqdisho iyagoo ka wada hadlay arrinta soo korortay ee imtixaamka iyo sida laga yeelayo.

Illo xog ogaal ah oo ku dhow Xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa inoo sheegay in Xasan Cali Kheyre iyo Wasiir Goodax isku afgarteen in arrinta la dejiyo lana qanciyo ardayda Soomaaliyeed,islamarkaana gacan bir ah lagu qabto raggii ka dambeeyay qishka.

XOG IYO FAAH FAAHINO DHEERAAD AH KA FIIRSO MUUQAALKA HOOSE:-

You might also like More from author

Leave A Reply