Akhriso: 5-Xisbi siyaasadeed oo war ka soo saaray xaaladda dalka

0

War-Saxaafadeed ay Maanta siwadajir ah u soo saareen Shan ka mid ah Xisbiyada Siyaasadeed ee dalka ka jira ayaa waxaa ay ku cadeeyeen mowqifkooda ku aadan nooca doorasho ay ka dhaceysa dalka markii uu waqtigooda dhamaado madaxda Dowladda Soomaaliya.

Xisbiyada UPD, Ilays, NPP, Wadajir iyo NDP ayaa waxaa ay soo jeediyeen in nooca doorasho ee la filayo inay dalka ka dhacdo ay noqoto Hal qof iyo Hal cod oo ay balan qaadeen Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Sidoo kale waxa ay sheegeen in Baarlamaanka Federaalka ee hadda jira uu waqtigiisa ku eg yahay 26 Bisha December ee sanadka 2020,isla markaana dowladda laga rabo inay dhameystirto oo la soo doorto xubnaha Golaha Shacabka iyo Wakiilada Dowlad goboleedyada oo ah Aqalka Sare.

Mahaan Hoose ka Akhriso Warsaxaafadeedka

Xisbiyada 1
Xisbiyada 1
2 Xisbiyada
2 Xisbiyada

You might also like More from author

Leave A Reply