DEG DEG+FIIRSO: Beesha Calaamka oo Narobi isugu yeertay Maamulada Jubbaland,Galmudug & P/land & arrin xasaasi ah oo taagan

0

Beesha caalamka ayaa fara gelin ku sameysay khilaafka qaar ka mid ah maamul Goboleedyada iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya,waxaana lagu wadaa in shir Xasaasi ah magaalada Nairobi ay ku yeeshaan maamulada Puntland,Jubbaland iyo Galmudug iyo qaar ka mid ah Xubnaha Beesha caalamka.

Beesha caalamka ayaa si aad ah kaga carootay natiijadii ka dhalatay shirkii maalintii sabtida ahayd lagu kala tagay ee ka dhacay magaalada Garoowe.

Wararka Soomaalida kaga bogo wararkii ugu dambeeyay ee Khilaafka Maamul Goboleedyada iyo Dowladda Federaalka.

You might also like More from author

Leave A Reply