XOG+FIIRSO: Madaxtooyada Soomaaliya oo qorshe ka dhan ah maamul Goboleedyada wada & Farmaajo oo si deg deg ugu soo laabanaya Muqdisho

0

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa ku fikireysa qorshe mar kale ay isugu soo dhoweyn karto madaxda maamul goboleedyada oo sii kala fogeeyay shirkii fashilmay ee shalay ku soo idlaaday magaalada Garoowe.

Illo wareedyo aan ka heleyno madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa inoo sheegay in Madaxweyne Farmaajo oo maalmaha soo socda dib ugu soo laabanaya magaalada Muqdisho uu kulan la qaadanayo Guddoomiyeyaasha labada Aqal ee Baarlamaanka,waxgaradka iyo qaar ka mid ah xubnaha sharci-dejiyaasha kuwaas oo uu kala hadlayo xaaladda dalka iyo sida lagu qaboojin karo xiisada siyaasadeed ee jirta iyo kala fogaanshaha Dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada.

XOG DHAMMEYSTIRAN KU FIIRSO MUUQAALKA HOOSE.

You might also like More from author

Leave A Reply