DEG DEG+FIIRSO: Madaxii Howlgalada Xasilinta oo la toogtay,xaalad kacsanaan oo jirta & Wararkii ugu dambeeyay Madaxtooyada

0

Madaxii howgalada ciidamada isku dhafka gobolka mudug khaliif nuur shiil ayaa gor dhow lagu dilay magalada Gaalkacyo xilli uu ka soo baxay salaada taraawiixda.

Sidda ay xaqiijiyeen mas,yihiin ka tirsan Galmudug dilka ayaa waxaa geystay koox hubeysan.

Ciidanka xasilinta gobolka Mudug ayaa si weyn uga qeyb qaatay xasilinta Magaalada Gaalkayo oo ammaan wanaagsaneyd bilihii ugu dambeeyay.

Ciidanka Galmudug ayaa bilaabay howlgal ay ku raadinayaan kooxdii dilka geysatay.

MAHAAN HOOSE KA FIIRSO MUUQAALKA:

You might also like More from author

Leave A Reply