DEG DEG+FIIRSO: Qaraxyo Tankooda culus yahay oo gacanta lagu dhigay,xaalka Muqdisho & Wararkii ugu dambeeyay shirka Garoowe

0

Wararka Ka imaanaya Magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in ciidamada amniga baaritaano ay ka sameeyeen xaafadaha ay ka kooban tahay Magaaladaas ku soo qabteen walxo qarxa iyo raggii watay.

Saraakiisha amniga ee Maamulka Puntland ayaa sheegay in arintan ay kaga golleeyihiin sidii ay ugu hortagi lahaayeen falalka amni daro ee ka dhaca Magaalada Boosaaso ee Gobalka Bari, maadaama lagu gudaha jiro bisha barakeysan ee Ramadaan.

Halkaan Hoose ka FIIRSO Xogo & Faah faahino ku saabsan Walxaha qarxa iyo Halka lala damacsanaa.

You might also like More from author

Leave A Reply