XOG+FIIRSO: Mareynkanka oo amar culus dul dhigay Madaxda ku shireysa Garowe & Hal arrin oo shuruud looga dhigay

0

Xaaladda magaalada Muqdisho ayaa degan saddexdii maalin ee bilowga Bisha Barakeysan ee Ramadaan kamana dhicin Wax Qarax ah marka laga reebo dilal qorsheysan oo qaar ka mid ah degmooyin magaalada ay ka dhaceen.

Ciidamada ammaanka ayaa si aad ah u adkeeyay ammaanka magaalada Muqdisho gaar ahaan Baraha Kontarool ee laga soo galo.

You might also like More from author

Leave A Reply