DEG DEG+FIIRSO: MD Farmaajo & Xaaf oo kulan gaar ah ku yeeshay Garoowe & Xog Cusub oo laga helay

0

Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Ducaale Xaaf ayaa maanta kulan gaar ah ku yeeshay magaalada Garoowe iyagoo ka wada hadlay xalinta khilaafka Dowladda dhexe iyo Galmudug.

Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo & Xaaf ayaa isku afgartay in mudo halsano loogu waqtiga loo kordhiyo Maamulka Galmudug iyo arrimo kale.

Halkaan Hoose kaga Bogo Muuqaal soo koobaha Heshiiska Galmudug & Dowladda Federaalka.

You might also like More from author

Leave A Reply