DEG DEG+FIIRSO: Shirka Garowe oo isku mari la’yahay,Mareynkanka dad ka Afduubtay Somalia & Ilham Cumar oo laga yaaban yahay

0

Gelinkii dambe ee Maanta ayaa waxaa duleedka Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ka dhacay dagaal xoogan oo u dhexeeyay Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Qeybta 27aad ee ka howlgasha deegaanada Hirshabeelle iyo dagaalamayaasha Al-shabaab.

Dagaalkan ayaa markii hore waxaa uu ka bilowday weerar ay Ciidamada dowladda ku qaadeen deegaanada Yaaqle iyo Shanlow ee  hoostaga degmada Balcad,halkaasi oo ay ku sugnaayeen Al-shabaab,waxaana intaasi kadib xigay dagaal saacado badan qaatay oo labada dhinac dhexmaray.

MAHAAN HOOSE KA FIIRSO MUUQAALKA WARARKA:-

You might also like More from author

Leave A Reply