DEG DEG+FIIRSO: Qorshaha Xisbiga Thaabit,Shirqoolka Shirka Garowe,dhagarta Villa Somalia & Qorshaha P/land,Jubbaland & Galmudug

0

Madaxweynayaasha Maamulada Puntland,Jubbaland iyo Galmudug ayaa la sheegayaa iney wadaan qorshe ka dhan ah Dowladda Federaalka oo ay ku doonayaan iney kaga horyimaadaan qodobada qaar ee shirka looga hadlaayo.

Sidoo kale, Dowladda Federaalka ayaa isbaheysi la sameystay maamulada Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed Soomaaliya oo loo xagliyo dhanka Villa Soomaaliya.

Hadaba Xogo Qarsoon & siraha ku duugan shirka Garoowe oo Faah Faah Mahaan Hoose ka FIIRSO MUUQAALKA:-

You might also like More from author

Leave A Reply