DEG DEG+FIIRSO: Farmaajo,Kheyre oo shir Albaabada u xiran yahay caawa uga socda magaalada Garoowe

0

Madaxda dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Madaxda Maamul Goboleedyada ayaa caawa shir kale ku leh magaalada Garowe, kaddib furitaankii shirkii saaka.

Shirarka Madaxda ayaa ah kuwo albaabada u xirnaa oo aanay jirin cid ku wehlisay, waxaa shirkii maanta uu socday in ka badan shan saacadood.

Madaxda ayaa la filayaa in caawa sii ambaqaadaan dooda la xiriira ajandayaasha horyaala, waxaa la saadaalinayaa in haddi is afgarad laga gaaro qodobada qaar in kulanka berri la soo afjaro.

You might also like More from author

Leave A Reply