XOG+FIIRSO: Maxaa Wasiir Geele ku qasbay inuu is casilo,Muxuuse yahay hadalkii ugu dambeeyay ee RW Kheyre dhexmaray?

0

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya sababta uu isku casilay Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya,iyadoo wararka qaar aan heleyno ay sheegayaan in Ra’iisal wasaare Kheyre uu Wasiir Geele Culeys siyaasadeed ku hayay.

Wasiirka ayaa la sheegay inuu marar badan dood ka keenay qaabka ay Dowladda Federaalka ay u dhaqmeyso ulana macaamileyso Mucaaradka.

Xog dheeraad ah oo aan helnay MAHAAN HOOSE KA FIIRSO.

You might also like More from author

Leave A Reply