Akhriso: War deg deg ah oo ka soo baxay Xisbiyada UPD,ILEYS,NDP IYO WADAJIR

0

Xisbiyada siyaasadeed oo kala, Himilo, UPD, Wadajir, NDP iyo Ilays oo kulan ku yeeshay magalaada Muqdisho ayaa waxaa ay kasoo saareen War-Saxaafadeed ka kooban dhowr qodob oo ku socda Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya.

War-Saxaafadeedka oo looga hadlay xaalada Siyaasadeed ee dalka iyo Amniga ayaa lagu dalbaday in aysan dhicin mudo kordhin, isla markaana doorashada Madaxtinimada Soomaaliya ay ku dhacdo waqtigeeda.

Arrimaha Amniga, Madaxda Dowladda Federaalka iyo Dowlad goboleedyada ayay siwadajir ah uga dalbadeen inay isaga kaashadaan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab,isla markaana ay sameeyaan Ciidamo suga amniga dalka.

Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeedka kasoo baxay Afarta Xisbi Siyaasadeed.

2 3
2 3

You might also like More from author

Leave A Reply