FIIRSO: RW Kheyre oo wareysi u muuqday awood sheegasho siiyay mid ka mid ah Warbaahinta Madaxa banaan ee Muqdisho

0

Wareysi dheer oo uu bixiyay Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya inta ay taagan Xiisadda u dhaxeyso Dowladda Federaalka iyo Siyaasiyiinta Mucaaradka ah ayuu kaga hadlay arrimo badan oo ku saabsan xaaladda dalka iyo tallaabooyinka ay qaadeyso Dowladda.

Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya horumar ay ka sameysay dhaqaalaha iyo waliba amniga,sida uu hadalka u dhigay.

Sidoo kale, R/wasaare Kheyre ayaa beeniyay in Xukuumadiisa ay caburin ku heyso saxaafadda madaxa banaan si ay heho wararka xafiisyada Dowladda.

You might also like More from author

Leave A Reply