DEG DEG+FIIRSO: Canugii lumay oo la helay,Farmaajo oo xaalka ku xun yahay iyo Imaaraadka Carabta oo Qorshe cusub damacsan.

0

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ayaa gacanta ku soo dhigay Haweeney gelinkii dambe ee Jimcihii la soo dhaafay Isbitaalka SOS ka xaday Canug yar oo dhalnaa 24 Saacadood.

Ciidamada ayaa howlgal ka dhacay Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir kusoo qabtay Haweeneyda oo marka horey lagu tuhunsanaa inay Canugaas ka xaday Isbitaalka SOS ee ku yaalla Degmada Hiliwaa,iyadoona lala qabtay 4 ruux oo lala xiriirinayo inay ka dambeeyeen Kiiskaas,kadib markii Ciidanka lagu wargeliyay in gudaha Degmada Hodan ay joogto Haweeney looga shakiyay inay sido Canug dhalan.

Xarunta Hay’adaha Dembi Baarista ee CID-da ayaa waxaa la sheegay in lagu xiray dadkii ay Ciidamada u soo qabteen Kiiska Canuga yar ,kaasi oo la xaday isaga oo dhalan 24-saacadood.

Halkaan Hoose ka Daawo Muuqaalka wararka:-

You might also like More from author

Leave A Reply