DEG DEG+FIIRSO: Maxaa ka jira Mudo kororsiga madaxda DF,Hub la qabtay & Wararkii ugu dambeeyay ee caawa xaaladda Muqdisho

0

Waxaa si aad ah loo hadal hayaa wararka sheegaya in madaxda ugu sareysa dalka oo uu ugu horeeyo madaxweynaha Soomaaliya damacsan yihiin mudo kororsi marka uu waqtigooda dastuuriga ah u dhammaado.

Waxgarad,Siyaasiyiin iyo Xildhibaano ka tirsan Dowladda ayaa ka digay arrintaan,waxaana si aad hadda looga hadal hayaa xafiisyada Dowladda.

Halkaan Hoose ka Daawo Muuqaalka Wararka:-

You might also like More from author

Leave A Reply