XOG+FIIRSO: Qorshe halis oo ay gadaal ka riixayaan Dowlado shisheeye oo ku soo fool leh Muqdisho

0

Waxaa Muqdisho si aad ah looga dareemayaa qorshaha qaban qaabada banaanbax looga soo horjeedo Dowladda Federaalka Soomalaiya magaalada Muqdisho.

Banaabaxyadan ayaa la sheegayaa iney diyaarinayaan Mucaaradka Dowladda,waxaana maalgelinaya dalal Ajanabi ah oo ay ugu horeyso Imaaraadka Carabta,sida uu warbaahinta u sheegay Salaad Cali Jeele.

You might also like More from author

Leave A Reply