FIIRSO SAWIRO: Hordhac ah oo laga helay Qarax goordhow ka dhacay Muqdisho

0

Sawiro hordhac ah ayaa laga helay Qarax goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan Wadada Maka Almukarama,waxaana la arkayaa urro madow iyo qiic cirka isku shareeraya.

Wuxuu si gaar ah Qaraxa kaga dhacay inta u dhaxeysa Isgoyska Shaqaalaha iyo Xaaji Baasto kasoo horjeedka Hotelka Mubaarak ee Magalada Muqdisho

Majirto weli cid xaqiijisay khasaaraha uu geystay qaraxaas,waxaana wararka qaar ay sheegayaan in Gaariga uu ahaa mid meesha la dhigay,isla markaana laga tegay.

Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya ayaa goobta gaaray,kuwaas oo xiray wadada soo gasha goobta uu qaraxa ka dhacay,waxana gaariga qarxay uu waxyeelo kale u geystay gawaari kale oo goobta yaallay.

56899641 1421008721374364 54890614050783232 N
56899641 1421008721374364 54890614050783232 N
57118209 1421008621374374 5405247304435236864 N (1)
57118209 1421008621374374 5405247304435236864 N (1)
57118209 1421008621374374 5405247304435236864 N
57118209 1421008621374374 5405247304435236864 N
57502891 1421008701374366 8649650627577643008 N
57502891 1421008701374366 8649650627577643008 N

You might also like More from author

Leave A Reply