DEG DEG+FIIRSO: Gaarigii Qarxay oo wali gubanayo & Gurmad Maamulka Gobolka Banaadir oo wali gaarin goobta

0

Waxaa isa soo taraya Khasaaraha ka dhashay Qarax gaari oo goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaa inta u dhaxeyso Isgoyska shaqaalaha iyo Dabka.

Gaariga qarxay ayaa waxaa la sheegay in uu haatan ku gubayo Wadada laamiga,waxaana Cirka isku shareertay uuro Madow  ah.

You might also like More from author

Leave A Reply