DEG DEG: Qarax Xooggan oo goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho

0

Warar goordhow na soo gaaray ayaa sheegaya in Qarax xooggan laga maqlay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Qaraxa oojugtiisa laga maqlay qeybo ka tirsan degmooyinka Gobolka Banaair ayaa si gaar ah kaga dhacay Isgoyska Dabka ee magaalada Muqdisho.

Ilaa iyo hada si rasmi ah looga Oga nooca uu ahaa qaraxa,hayeeshee mar qura ayaa waxaa Magaalada oo dhan laga maqlay jugtiisa,waxaana halkaasi si deg deg ah u gaaray Ciidamo Boolis ah

Waa qaraxii labaad ee Maanta ka dhacay gudaha Magaalaa Muqdisho.

You might also like More from author

Leave A Reply