Ku dhowaad 40-ruux oo loo xiray Banaanbaxyadii ka dhacay Muqdisho oo la maxkamadeynayo

0

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa Xeer ilaalinta Guud iyo Maxkamada Gobolka Banaadir ka codsaday mudo 5-maalmood ah oo uu ku soo dhammeystirayo dacwada loo heysto eedeysanayaashii horkacayay banaanbaxii maalin ka hor ka dhacay

magaalada Muqdisho,kaas oo ka dhashay dil loo geystay dhalinyaro waday Mooto Bajaaj.

Dadka la xiray ayaa lagu eedeeyay iney horkacayeen banaanbax geystay dilal,dhac iyo bur burin hantiyadeed kuwaas oo ku kala xiran xabsiyada ku yaalo magaalada Muqdisho.

Dadka ilaa iyo hadda xiran ee la soo bandhigay ayaa tiradooda waxay gaareeysa 40-ruux oo dambiyo kala duwan ku eedeysan.

Halkaan Hoose ka Akhriso magacyada dadka Xiran:-

57015670 308653393382903 6196697944729583616 N
57015670 308653393382903 6196697944729583616 N
57484796 308653453382897 7226455880529608704 N
57484796 308653453382897 7226455880529608704 N

You might also like More from author

Leave A Reply